Askari Dad ku Toogtey Muqdisho

Madaxa sirdoonka Somalia, ahna Afhayeenka Ciidanka Booliiska Somalia, Gen. Cabdulaahi Xasan Bariise ayaa sheegay in ninkii dilka iyo dhaawaca geystay lasoo qabtay, haatanna gacanta lagu hayo.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Askari Dad Toogtey