Soomaaliya Wicitaanka: Cilmi-Baare Cabdirashiid Khaliif Xaashi November 11, 2012 Abdirashid Khalif Cabdirashiid waxa uu ka jawaabayaa su'aalaha dhageystayaasha VOA oo ku saabsan tirada wasiirada Somalia ee dhawaan la soo dhisay, sida uu waxqabadkoodu noqon karo, iyo in baarlamaanku ansixin doono iyo in kale. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Wicitaanka: Cabdirashiid Khaliif