Caweyska: Nuur Daalacay iyo Doonyaale

Nuur Daalacay

Caweyska Washington toddobaadkan ku maqal fanaanka sameeyay heesta furitaanka u ah barnaamijka, iyo hal abuure Saalax Doonyaale.
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa Fanaanka qaada, ahna ninka sameeyay heesta aanu ku furno barnaamijka Caweyska Washington. Waxa uu ka sheekeynayaa sida ay ugu dhalatay heesta. Waxaan sidoo kale idinku haynaa wareysi kooban oo aan isna la yeelanay hal abuure Saalax doonyaale.
Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Caweyska.