Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in xisbiyada iyo ururada doorashada ka qeyb galaya uu mid walbaa leeyahay hal maalin oo uu ololihiisa ku sameysto
Guddida Doorashooyinka ee Somaliland ayaa maanta markii ugu horraysay si rasmi ah u shaaciyey inuu bilaabmay ololaha Doorashada Golaha deegaanka, sidoo kale Guddida Doorashooyinka ayaa sameeyey Guddi Anshax oo dusha kala socda ololaha doorashooyinka kana hadlay amniga xilliga ololaha doorashadu socdo, ka dib shir jaraa’id oo ay qabteen ayaa Afhayeenka Guddida Doorashooyinka Somaliland Maxamed Axmed Geelle u waramay weriyaheenna magaalada Hargeisa Ismaaciil Xuseen Farjar.
Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.
Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.
Your browser doesn’t support HTML5
Ololaha Doorashada Somaliland