Martida: Gen. Cabdullahi Xasan Bariise

Ciidanka booliska

Generaal Bariise wuxuu ka warami doonaa hanaanka ay u maraan danbi baarista, waxyaabaha gundhiga u ah xariga ay mararka qaar boqolaalka qof ku soo xiraan iyo inta ay ka ogyihiin siyaabha ay u dhacaan falalka lagu bartilmaameedsado wariyayaasha.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida Makarafoonka


Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida Makarafoonka