Soomaaliya Amm. Islaamka: Gudashada Xajka ee Sanadkan Oktoobar 12, 2012 Barnaamijka maanta waxan ku eegaynaa diyaargarowga muslimiinta u socdaalaysa dhulka barakaysan iyo sida Wasaaradda Xajka ee Sucuudigu ay iyaduna u diyaar garoobayso. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Barn. Ammuuraha Islaamka