Ciidamada Dawladda iyo kuw AMISOM oo Balli-doogle la Wareegay

Ciidamda dawladda Somalia iyo kuwa AMISOM ay maanta qabsaday garoonkii ciidanka cirka ee Somalia ee Balli-doogle, halkaas oo ay tageen iyaga oo aan wax iska caabin ah la kulmin. Shalay ayey ahayd markii ciidanku uu qabsaday degmada Wanlaweyn oo ah degmo uu garoonku u dhow yahay.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ayaa arrintaas uga waramay Idaacadda VOA

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Guddoomiyaha