La Heyste Fransiis Ah oo Codsaday In La Badbaadiyo

  • Mohamed Olad

French Hostage

Muuqaal Fidiyow oo Kooxda Al-shabab ee Somalia ay soo gelisay barta internetka ee youtube jimcihii shalay ayaa waxaa ka soo muuqday la heyste u dhashay dalka Faransiiska oo kooxdu ay heysatay tan iyo sanadkii 2009kii, kasoo ka codsanayay madaxweynaha Fransiiska Francois Hollande inuu wada xaajood ka galo sidii loo sii deyn lahaa oo uu noloshiisana u badbaadin lahaa.

Warbixin ku saabsan Muuqaalkaasi Fidiyow iyo Fariinta la heystaha Fransiiska halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso Fariinta La heystaha Faransiiska