Madaxweynaha Somalia oo Baydhabo Booqday

Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Waa socdaalkii ugu horeeyey ee Madaxweynuhu uu ku tago meel ka baxsan magaalada Muqdisho ilaa markii xilka loo doortay.

Faahfaahinta warkaas hoosta ka dhageyso.