Wasiirka Britain ee Afrika oo ka Hadlay Somalia

UN General Assembly

Wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda VOA ayaa Mark Simmonds uu ku sheegay in dawladiisu ay garab istaagi doonto dawladda cusub ee Somalia ka dhalatay.
Waxa uu ka hadlay kaalmo dhan 10 milyan oo Gini oo Britain ay siin doonto dawladda cusub si waxyaabaha degdegga ah ee ay u baahan tahay ay ugu fushato.
Waxa kale oo uu ka hadlay wadahadalada Somalia iyo Somaliland.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Mark Simmonds