Obama oo Hadal ka Jeediyey Golaha Qaramada Midoobay

Madaxweyne Obama ayaa ka hadlay filimkii aflagaadeeyey diinta Islaamka, qulqulatooyinkii xigay, iyo waliba arrimaha dalalka Syria iyo Iran.
Madaxweynaha ayaa ku dheeraaday in xoriyadda hadalku ay aad ilaashan tahay dalka Maraykanka, isaga iyo dawladduna ayna xaq u lahayn aamusinta dadka, isaga oo sheegay in dawladda Maraykanka iyo shacabkeeduba ayna raali ka ahayn filimkaas. Laakiin waxa uu sheegay in falcelintu ayna noqon gacan ka hadal wax burburiya.

Faahfaahinta khudbadii Madaxweynaha hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Hadalkii Madaxweyne Obama