Dad Kale oo ka Tagey Maraykanka kuna Biiray Al-Shabab

Waxa soo baxaya warar cusub oo sheegaya in niman da'yar oo ka mid ah Soomaalida Maraykanku ay u dhoofayaan Somalia, kuna biirayaan ururka Al-Shabab.
Wararka aan la xaqiijin ayaa sheegaya in, ugu yaraan, labo ka mid ahi ay xilli dhow ku dhinteen gobolka Gedo iyo gobolka Jubadda Hoose.
Idaacadda VOA ayaa arrimahaas ka waraysatay Cabdirisaaq Biixi oo ka mid ah hogaamiyeyaasha bulshada ee Soomaalida Minnesota.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Cabdirisaaq Biixi