Xisbul Islam oo Sheegay inay ka Go'een Al-Shabab

Afhayeenka ururka Xisbul-Islam, Maxamed Macalin Cali ayaa sheegay inay Alshabab ka go'een diyaarna u yihiin wadahadal ay la galaan dawladda cusub.

Sarkaalkan ayaa sheegay inay soo saareen warmutiyeed ay ku caddeeyeen mowqifkooda iyo waliba barnaamij siyaasadeed.

Wareysiga oo dhan qeybta hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysigii Maxamed Macalin Cali