Askar ka Socota Djibouti oo Tagay Beledweyne

Ciidamada Djibouti ee Muqdisho Tagay

In ka badan 300 oo askari oo ka socda Djibouti ayaa maanta gaaaray magaalada Beledweyne. Ciidankan ayaa ka soo gudbay xadka dhinaca Ethiopia waxayna wateen 50 baabuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta imaanshaha ciidanka Djibouti



Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta imaanshaha ciidanka Djibouti