Ciidanka Somalia oo Sheegay inay Jabiyeen Difaacyadii Al-Shabab ee Kismayo

Sarkaal u hadlay ciidanka ayaa sheegay in aanay waxba ka hortaagneyn galida magaalada Kismayo, dadkana ugu baaqay in aanay magaalada ka bixin oo joogaan.
Dhinaca kale, waxa lagu soo waramayaa in Idaacaddii ururuka ee Al-Andalus ayna shaqeynaynin oo hawada ka maqan tahay.
Wararka magaalada Kismayo iyo dagaalada deegaankaas ka jira hoosta ka dhageyso.