Faaqidaadda: Fursadaha iyo Caqabadaha Horyaalla Madaxweynaha Cusub

  • Sahra Abdi
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay fursadaha iyo caqabadaha horyaalla madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ee 10-kii bishan la soo doortay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda