Hay'adda ayaa sheegtay in Somaliland ay celisay dad badan oo u dhashay dalka Ethiopia, kuwaas oo ahayd in magan-gelyo siyaasadeed la siiyo.
Hay'adda ayaa sheegtay in bishii August ay Somaliland celisay dad Ethiopia u dhashay oo dumar iyo caruur u badnaa.