Soomaaliya Gaas iyo Shariif Xasan oo ka Hadlay Guusha Jawaari Ogost 28, 2012 Ra'iisal Wasaare Cabdiwali M. Cali-Gaas iyo Guddoomiye Shariif Xasan Sheekh Aadam ayaa ka u hambalyeeyey Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka. Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Gaas iyo Shariif Xasan