Dagaalo ka Dhacay Koonfurta Somalia

Dagaalka Faafax-dhuun ayaa socday shalay ilaa maanta, halka ka Qandalna uu bilowday 10kii aroornimo ee maanta isla maantan uu dhamaaday.
Saraakiil u hadashay DKMG ee Somalia ee labada deegaan, ayaa labaduba ku doodeen in ciidankoodu uu libinta dagaalada lahaa, halka ay khasaaraha dhinacoodana yareeyeen.

Labada wareysi hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaalka Qandal


Your browser doesn’t support HTML5

Dagaalkii Faafax-dhuun