Safiirka dalka Britain u qaabilsan Soomaaliya, Matt Baugh oo goor dhaweyd VOA wareysatey ayaa sheegey in dalkiisu uu si weyn u tixgalinayo eedeymaha ku saabsan laaluushka iyo musuqmaasuqa la sheegey in ay ku wareegsanyihiin geeddi socodka loogu jiro in Soomaaliya nabad lagu soo dabbaalo.