Liiska Baarlaman oo la kala Shaandeynayo

Golaha Shacabka

Liiskaasi 180ka xubnood oo ay u soo gudbiyeen odoyaasha dhaqanka ee Soomaaliya. gudiga farasmada kala ee xulista Baarlamanka kala shaandeyntisu caawa bilaabmeysaa.

Prof. C/laahi Xiireey, la-guddoomiyaha guddiga ayaa VOA u sheegay inay liiska loo soo gudbiyay ka eegi doonaan in la buuxiyay shuruuddaha laga doonayo xubin kasta, wuxuuna sheegay in ciddii aan shuruudahaasi buuxin uu guddigu dib ugu celin doono odoyaasha dhaqanka.

Wareysi aan la yeelanay Prof. C/laahi Xiireey iyo warbixin ka hadleysa hadalheynta muranka soo xulista xildhibanada halka hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

warka kala shaandheynta xildhibaanada halkan ka dhageyso