Kulan Dhex Maray Somaliland & SSC

Heshiiskii Buuhoodle oo la qaadacay

Magaalada Caynaba ee ka tirsan Gobolka Sool ayaa maanta kulan ku dhex maray Somaliland iyo Wefti uu horkacayo Saleebaan Ciise Xaglatoosiye Guddoomiyihii ururka SSC, labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo la xidhiidha Xiisadaha colaadeed ee ka taagan magaalada Buuhoodle.

Your browser doesn’t support HTML5

wadahadal dhex maray Somaliland & SSC