Muranka Xulista Xubnaha Baarlamaanka.

Golaha Shacabka

Guddiga Farsamada ee Xulista baarlamaanka ayaa sheegay in 65% uu soo gaadhay liiska xubnaha noqonaya baarlamaanka.

Dhinaca kale waxaa socda muranka la xiriira qaabka loo soo xulayo xubnaha.

Qeybta hoose ka dhageyso warbixin ka hadlay howsha guddiga iyo waliba muranka taagan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Muranka ka Taagan Xulista Baarlamaanka