Aragtida Soomaalida ee Guusha Maxamed Faarax

Orodyahanka reer Britain, asal ahaanna ka soo jeeda dalka Somali Maxamed Faarax ayaa tartankii orodka ee 10ka kun ee meter habeenkii xalay ahaa ku guulesytay.
Dadka reer Britain iyo Soomaalida ayaa isku si u taageeray guushii uu gaaray Maxamed Faarax.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso

Your browser doesn’t support HTML5

Mo Farah