Faysal C. Waraabe iyo Mustaqbalkiisa Xisbiga UCID

Jamaal Cali Xuseen oo ka tirsanaa Xisbiga UDUB ayaa hadda ku soo biiray UCID, isla markaana noqonaya murashaxa madaxtinimo ee Somaliland.

Waa talaabo xiiso badan u yeelatay dadka arrimaha siyaasadda daneeya.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.