Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Zambia oo horumar ka sameysay heerka musuq-maasuqa


Zambia ayaa markii ugu horraysay muddo toban sano ah waxay horumar ka samaysay heerka ay ka joogtay halbeegga cabbirka musuq-maasuqa caalamka, sida ay sheegay hay’adda Transparent International Qaybteeda Zambia.

Mas’uuliyiinta dalka Zambia ayaa sheegay in go’aankoodii ahaa, xoojinta sharciga iyo cadaaladda, si loola dagaalamo musuqmaasuqu inuu noqday mid midho dhal ah.

Warbixintan waxaa diyaarisay weriyaha VOA Kathy Short. Waxaa soo koobaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Zambia oo horumar ka sameysay heerka musuq-maasuqa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG