Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuutiyiinta oo weerar cusub ka fuliyey Badda Cas

Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa Khamiistii la soo dhaafay sheegtay mas’uuliyadda laba gantaal oo lagu weeraray laba markab oo marayay Gacnka Cadmeed, kuwaasoo wax khasaare ah aan gaysan.

Warbixin kooban oo ay arrintan ka qortay VOA-da waxaa inoo haya Maxamed Colaad Xassan.

Xuutiyiinta oo weerar cusub ka fuliyey Badda Cas
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:22 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG