Jigjiga —
Xukuumadda Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa iska fogeysay eed la xiriirta in ciidamadoodu ay ku lug leeyihiin dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, kadib markii masuuliyiinta Somaliland ay ku eedeeyeen in ciidanka DDS ay qeyb ka yihiin dagaalka looga soo horjeedo maamulkooda.
Warkan kooban waxaa Jigjiga ka soo diray Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas (Gaataa).
Facebook Forum