War Deg-Deg ah

Xubno sare oo laga dilay Al-Qaacidada Gacanka Carbeed

Garabka Al-Qaacida ee Gacanka Carbeed ayaa sheegay in laba ka mid ah maleeshiyada kooxda oo uu ku jiro madaxii warbaahinta kooxdaasi ay ku dhinteen weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo loo tuhunsan yahay in Maraykanku ka fuliyey kaasi oo ka dhacay badhtamaha dalka Yemen bishii hore.

Warbixin ay wakaalada wararka ee Associated Press arrintan ka qortay waxa soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.

Xubno sare oo laga dilay Al-Qaacidada Gacanka Carbeed

No media source currently available

XS
SM
MD
LG