Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xubnaha NATO oo isku diyaarinaya inay la tacaalaan Ruushka iyo Shiinaha


Maalin kadib u dabaaldegga ku biiritaanka Finland ee isbahaysiga amniga ee Trans-Atlantic, xubnaha NATO ayaa markiiba shaqadooda billaabey Arbacadii, iyaga oo la tacaalaya khataraha amni ee ka imanaya Ruushka iyo Shiinaha labadaba.

Wariyaha Arrimaha diplomaasiyada ee VOA Cindy Saine ayaa warbixintan Brussels kasoo dirty. Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

Xubnaha NATO oo isku diyaarinaya inay la tacaalaan Ruushka iyo Shiinaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

XS
SM
MD
LG