Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xoghayaha NATO oo dalbaday in la ansixiyo codsiga Sweden iyo Finland, Turkiga oo weli hortaagan


SWEDEN-FINLAND-DEFENCE-DIPLOMACY-INDUSTRY-NATO
SWEDEN-FINLAND-DEFENCE-DIPLOMACY-INDUSTRY-NATO

Xogayaha Gaashaanbuurta NATO Jens Stoltenberg ayaa Talaaladii shalay sheegay in loo baahan yahay in la dedejiyo ansixinta codsiga dalalka Sweden iyo Finland ee ku biirista NATO.

Haddaba waxa keenay in Xoghaye Stoltenberg uu walaacan muujiyo ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Maxamed Nuur Qalimow oo arrimaha Yurub aqoon u leh, kuna sugan magaalada London ee dalka Britain.

SWEDEN FINLAND.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00

XS
SM
MD
LG