Kadib muddo soddon sanno ah oo ay haysteen siyaasada Koonfur Africa ayaa ANC oo ah xisbi xukuma dalkaasi uu bishan waajihi doonaa doorashadii ugu adkayd, xili badi rayi uruurinta la sameeyey ay saadaalinayso in xisbigaasi uu markii u horeysay lumin doono aqlabiyada kuraasta baarlamaanka.
Warbixin ay arintan ka qortay wakaalada wararka ee Associated Press waxa inoo soo koobaya Abdihakin Shirwac.
Madal