Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbi ka dhisan New Zealand oo wiil Soomaali ah u xushay tartanka kursi muhiim ah


Cabdulcasiis Kulmiye

Wiil Soomali ah ayaa markii ugu horeysay ka qeyb galaya doorashada golaha deegaanka magaalada Auckland ee dalka Newzealand, waxaana soo sharxay xisbiga uu katirsan yahay, kadib markii uu kaga guuleystay xubnihii kula tartamay wareeg-horaadka doorashadan.

Warbxintan waxaa magaalada Melbourne kasoo diray wariyaha VOA ee qaarada Australia iyo Newzeland Ibrahim Cumar Baafo .

Musharax Soomaali ah oo loo xushay mursi muhiim ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG