Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xilligan ma ku haboon tahay in Soomaalida Mareykanka ay guryo iibsadaan?


Axmed Faarax, Goodir Realty
Axmed Faarax, Goodir Realty

Soomaali badan oo jecel in ay guryo ka iibsadaan dalkan Marakanka ayaa shaki iyo cabsi ka muujiya iibsiga guri ay iyagu leeyihiin, sida daynta muddada dheer soconeysa iyo macaashka ay bankiyadu saartaan.

Sanooyinkii u dambeeyayna waxaa sare u kacay macaashka ay bankiyadu saartaan guriyaha la iibsanayo.

Haddaba Axmed Faarax, oo madax ka ah shirkadda Goodir Realty ee ay xaruntiisu tahay gobolka Minnesota ayey Caasha Ibrahim Aden weydiisay sida ay Soomaalida gobolka ugu dhaadhiciyaan iibsiga guryha, faa’iidada uu qoysasku u leeyahay, iyo in xilligan oo uu qiimaha guryaha cirka ku shareeran yihiin ay tahay waqti ku haboon in qofku iibsado guri.

Xilligan ma ku haboon tahay in Soomaalida Mareykanka ay guryo iibsadaan?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG