Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaanada federaalka ee matala Jubaland oo bayaan soo saaray


Kulanka xildhibaanada iyo Axmed Madoobe
Kulanka xildhibaanada iyo Axmed Madoobe

Maalmahan waxaa Kismaayo ku sugnaa qaar ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Federaalka ee laga soo doorto Jubaland kadib casuumaad iyo shir wadatashi ah oo uu ugu yeeray madaxweynaha Jubaland, kaasoo ku aadan khilaafka u dhaxeeya maamulka Jubaland iyo Dowlada Federaalka.

Waxaana ay maanta soo saareen war-saxaafadeed ay uga hadlayaan khilaafka ka dhex taagan labada dhinac, ayaga oo sidoo kale cambaareeyey hindise sharciyeedyo ay ansixiyeen labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya.

Warkan waxaa soo diray wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Xildhibaanada federaalka ee matala Jubaland oo bayaan soo saaray
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG