Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisad siyaasadeed cusub oo ka taagan dalka Ciraaq


Wadanka Ciraaq, axsaabta siyaasadda ayaa diidey in lakala diro baarlamaanka iyo heyada Garsoorka, iyadoo wadaadka awoodda badan ee Shiicada ah ee Moqtada Al-Sadr uu ku hanjabay in haddii aan la kala dirin Baarlamaanka ay xaaladdu ka darin doonto.

Wariyaha VOA ee Bariga Dhexe Xuseen Saxnuun ayaa warbixinta Qaahira kasoo diray.

Xiisad ka taagan dalka CIraaq.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:22 0:00

XS
SM
MD
LG