Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisadda Ruushka iyo Bulgaria oo kasii dartay


Bulgaria Russia Ukraine War
Bulgaria Russia Ukraine War

Waxa sii xoogeysanaya dagaalka dublamaasi ee u dhexeeya waddamada Reer Galbeedka iyo Ruushka oo ay ka dhaxeyso xiisad ka dhalatay duulaanka ay Moscow ku qaaday Kyiv.

Magaalada Sofia ee xarunta dalka Bulgaria waxa Axaddii laga masaafuriyey shaqaale dublamaasi iyo qoysaskoodii oo u dhashay dalka Ruushka oo la saarey laba diyaaradood.

Arrikan ayaa xaalad adag ka dhex abuuray labadan dal oo taariikh ahaa xiriir dhow lahaan jirey, balse hadda u muuqada inay sii kala fogaanayaan.

Warbxin arrintan ku saabsan waxa magaalada London kasoo direy Wariyaha VOA-da ee qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Xiisadda Ruushka iyo Bulgaria oo kasii dartay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00

XS
SM
MD
LG