Nairobi —
Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhexgalay madaxweynaha iyo garsoorka maxkamadaha ee dowladda Kenya, kaasi oo ka dhashay kadib markii uu madaxweyne William Ruto uu sheegay in garsoorka Kenya uu musuq maasuq uu hareeyay.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay inuu uu xoogga saari doono sidii uu wax uga qaban lahaa arrintaasi. Garsoorayaasha Kenya ayaa sidoo kale iska fogeeyay eedaha uu Madaxweynaha uu u soo jeediyay.
Weriyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.
Madal