Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xagge ayuu marayaa tira-koobka dadweynaha Jabuuti?


Dalka Djibouti, hawlaha lagu tirakoobayo dadweynaha ayaa u socda si xawliya, iyadoo dowladdu ay xoogga saartey sidi loo sameyn laha xog uruurin aad u sugan, hadey tahay magaalada caasimadda ee Jabuuti iyo gobolada iyo degmooyinka dalka gudihiisa.

Xigmadda ka dambeysa hawlahan tirakoobka aya ah in la helo tirakoob dhinac walba ka dhameystiran oo xukumadda u fudeydiya wax qabadka ay u fidiso dadweynaha qeybihiisa kala duwan.

Agaasimaha guud ee machadka dalka Djibouti u qaabilsan tirakoobka dadweynaha, Ibrahim Cabdi Xadi ayaa Ramadaan Muuse uga waramey halka ay hadda u marayaan hawlaha tirakoobku.

Tira-koobka dadweynaha Jabuuti
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:02 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG