Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda dadkii ku barakacay dagaalka Sudan oo la dayrinayo


Sudan
Sudan

Hay’adaha caalamiga ah ayaa ka walaacsan dhibaatooyinka iyo xaalad bani’aadannimo oo ay wajahayaan dadka kasoo qaxay colaadda dalka Sudan ee ku sugan xadka waddamada Sudan iyo Koonfur Sudan.

Hay’adaha ayaa si gaar ah uga dayrinaa nolasha haweenka iyo caruurta, kuwaasi oo hadda wajahaya dhibaatooyin adag oo dhanka nolasha ah.

Samafalayaasha caalamiga ah ayaan caalamka ugu baaqaya inay u soo ekestaan sidii wax loogu qaban lahaa dadka wajaha dhibaatooyinkaasi bani’aadannimo.

Warbixintan waxaa soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Xaaladda dadkii ku barakacay dagaalka Sudan oo la dayrinayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG