London —
Qaybo badan oo ka mid ah waddanka Britain waxaa ka taagan xaalad adag oo la xiriirta cimilada kaddib markii baraf da’ay uu isu beddelay adeyg, waxaana meelaha uu sidda aadka u saameeyey ka mid ah mandaqada Scotland.
Koonfurta Bari iyo Galbeedka England, warbixin ku saabsan amuuratan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.