Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiil uu adeer u yahay John F. Kennedy oo la tartamaya Biden


Wiil uu adeer u yahay madaxweynihii hore ee Mareykanka John F. Kennedy ayaa u tartamaya xilka madaxweynaha.

Robert F. Kennedy Junior, oo aabbihiis la dilay intii uu waday tartan uu ugu jiray Aqalka Cad sanadkii 1968-kii, ayaa loo arkaa in uusan hanan doonin guusha inuu noqdo musharraxa xisbiga Dimuqraadiga ee doorashada soo socota inkastoo ay qoyskiisu magac ku leeyihiin siyaasadda Mareykanka, islamarkaana uu haysto taageero marka loo eego ra'yi aruurinnada doorashada.

Weriyaha VOA Veronica Balderas ayaa warbixintan diyaarisay, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.

Wiil uu adeer u yahay John F. Kennedy ayaa u tartamaya xilka madaxweynaha. m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:23 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG