Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiil kale oo Soomaali ah oo lagu dilay magaalada Toronto


Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa lagu dilay wiil Soomaali ah, sidoo kale waxaa la dhaawacay laba qof oo la socotay, walow aysan boolisku shaacin halka ay asal ahaan kasoo jeedaan.

Laakiin waxaa jira warar sheegaya in mid kamid ah labada la dhaawacay uu Soomaali yahay.

Warbixin arrinkan ku saabsan waxaa noo soo diray wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji.

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay Toronto.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00

XS
SM
MD
LG