Hay'adda cunnada Adduunka ee WFP ayaa dadka qaxootiga ah ee ku nool xeryaha Dhadhaab u sheegtay in raashinkii deeqda ahaa ee la siin jirey qaxootiga la dhimayo 20% laga billaabo bishan July.
Hay'adda oo warkaa dadka ku gaarsiisay fariimo ay ugu dirtay telephone-nada gacanta ayaa talaabadaa ku macnaysay dhaqaale yari soo wajahday hay'adda.
Raashinka la dhimay ayaa si aad ah u saamaynaya dadka qaxootiga ah ee ku nool xeryaha Dhadhaab , iyada oo dadka ugu sii daran ee talaabadaa u dhutin doonaa ay yihiin dadka xeryaha ku cusub ee aan iyagu weli loo aqoonsan qaxootiga rasmiga ah.
Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya wariyaha VOAda ee Dhadhaab Axmed Cabdullaahi Jaamac.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal