Dhadhab —
Hay’adda Cuntada Adduunka ee WFP ayaa yareysay garaamka raashinka ay siiyo qaxootiga ku nool Xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya, taas oo si toos u saameysay nolol maal-meedka qaxootigan.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Dhadhaab kasoo diray, wariyaha VOA-da Cabdisalam Salas.