Isku xirrada

War Deg-Deg ah

WFP oo cunto qeybin ka billowday gobolka Tigray


Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa Talaadadii sheegtay in ay ka billowday qaybinta cunno gargaar ah gobolka Tigray ee ay dagaalladu aafeeyeen ee Itoobiya, iyadoo la tijaabinayo tallaabooyin cusub oo lagula soconayo xaaladaha.

Warbixintan oo ay qortay AFP, waxaa soo jeedinaya Jamal Ahmed Osman.

WFP oo cunto qeybin ka billowday gobolka Tigray
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:15 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG