Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weriye Bushaaro Baanday oo xabsiga laga sii daayey


Wariye Bishaaro Baandaay

Waxaa galabta xabsiga laga sii daayey weriye Bushaaro Baanday oo maanta xarig hal sano ah ay ku xukuntay maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa.

Xukunka ayaa ka dambeeyey eedo loo jeediyey oo ahaa faafinta warar aan xaqiiqo ahayn. Bushaaro ayaa lasoo xiray 15-kii May.

Faah-faahinta sii daynta waxaa warbixintan kasoo diray Khadar Maxamed Cakulle.

Weriye Bushaaro Baanday oo xabsiga laga sii daayey
please wait

No media source currently available

0:00 0:00:54 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG