Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weerarada loo adeegsado tooreyda oo kusoo badanaya London


London
London

London waxa ay kamid tahay magaalooyinka Britain ee weerarada midiya ay fara ba'an ku hayaan, waxaana todobaadkii tagay oo kaliya mid kamid ah xaafadaha London lagu dilay 4 qof oo dhamaantood loo adeegsaday Midiyo.

Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan kasoo diray London.

Weerarada loo adeegsado tooreyda oo London kusoo batay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:06 0:00

XS
SM
MD
LG