Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xaaladda xuquuqda aadanaha caalamka


Hassan Shire
Hassan Shire

Malaayiin qof ayaa ku nool faqri iyo cayr fara maran dunida, gaajo, caafimaad darro iyo hanaankii wax barashada oo aan ka soo kaban dhaawicii ka soo gaaray xanuunkii COVID-19, sidaasina waxaa sheegtay Qaramada Midoobay, oo intaas ku dartay in xuquuqdii aadanaha sidoo kale duulaan lagu yahay.

Dadka u dooda xuquuqda aadanaha iyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegaya inay muhiim tahay in la dhowro xuquuqda aadanah lana difaaco.

Dadka baaqan jeedinaya waxaa ka mid ah Guddoomiyaha Hay’adda Difaacayaasha Xuquuqda Insaanka Afrika, Xasan Shire Sheekh. Xassan oo aan khadka taleefanka kula xiriirnay ayaan Maxamed Colaad uu weydiiyay bal inuu sharaxaad ka bixiyo xaaladda xuquuqda aadanaha ee dunida.

Wareysi: Xaaladda xuquuqda aadanaha caalamka
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:20 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG