Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Waxyeellada xanuunka dhimirka


Siddaad idaacadeenii toddobaadkan ku dhagaysateen tan iyo wixii ka danbeeyey xanuunankii Covid19 iyo intii uu dadka soo ridanaye waxa adduunka kusoo batay dadka ay ku dhacayaan xanuunada dhimirka, gaar ahaan wadamada reer Galbeedk.

Hore waxaynu uga hadlaney xanuunka dhimirka nooca loo yaqaano niyad-jabka ama muragada oo uu Wariyaha VOAda qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail ka wareystay Dr Abdirasheed Takar oo ah dhakhtar Soomaaliyeed oo ku takhasusay xanuunada dhimirka, qaybtan waxa uu Dr Abdirasheed kaga waramayaa maqalka codadka ama araga waxyaabo aanay qofka dad kale la maqlayn ama la arkeyn, waxa uu ku bilaabayaa calaamadaha lagu garto inuu qofku arkayo ama maqlayo wax aan cid kale la arkayn ama la maqlayn.

Xanuunnada ku dhaca dhimirka.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

XS
SM
MD
LG